WAA MAXAY SOON AMA RAMADAAN ???? Soonku waa mid waajib ku ah dhamaan dadka Muslimka ee qaangaadhka ah, marka laga reebo qofka xanuusan, kan safar ku jira, qof ka da'da ah ( gaboow ), dumarka uurka leh, dumarka naaska nuujinaya, dumarka dhiiga leh. Sida ku xusan taariikhda Islaamka, soonka bisha Ramadaan waxaa waajib (wājib) laga dhigay sanadkii labaad ee Hijrada, wakhtigaasi oo dadka Muslimiinta ahaa ka soo qaxeen magaalada Makka ayagoo u socda magaalada Medina . Fadliga Bisha Ramadaan Quraanka iyo Axaadiista ayaa aad uga hadlay bisha Ramadaan iyo ajarka ku jira qofka guta tirkaan soonka ah. Fadliga bisha ramadaan waxaa ka mida in la furo albaabada jannada lana xiro albaabada naarta , lana xirxiro shayaadiinta inta waaweyn, taasoo muslinka u sahlaysa inuu ka fogaada macaasida allena ugu dhawaado cibaadooyinka suuban iyo daacooyinka u dhawaynaya jannada kana fogeynay naarta. Nabi Muxamed (ﷺ) waxaa laga wariya...
Posts
Kamid noqo 10ka Ardey ugu horesa iska so dibaan galiysa Webkena ..
- Get link
- X
- Other Apps
Waxaan kugu hamplyenyaa inaa kamid noqotay 10ka ardey ee janis ka u helay inay kamid noqdan kuwa free ga u helay barashada e commerce gaar ahaan Alibaba. Halkan wa website ka saxda ah e sahal Academy waana kamid noqon kartaa adiguba inaa qeyb ka qadatid xirfadan dahabiga ah ee meel kasta kagu arkeen. Waxyabaha lagu baran doono course ka Alibaba.. 1. Barshada app ka oo dhamystran. 2. Fahamka guud ee suuqyada Calamka. 3. Sida laisaga fiiriyo tuugyada suuqa. 4. Maxaa lagaaga baahanyahay ka hor inta aadan baran Alibaab. 5. Sida loo bixiyo lacagta. 6. Intaas iyo kabadan nagu kalaya +252770508333 WhatsApp only.....
SAHL TECH waa web lagu soo gudbiyo Arimaha Technology da sido kale waxaa lagu bartaa E-commerce .
- Get link
- X
- Other Apps
sahaltech wuxuu si joogto ah usoo gudbin doona arimaha technology da , waxaan ka soo bilaabi donna i.a. 1G to 6G marxadaha ay soo mareen , sanadihii lasoo bilaabay . waxaan isla bar-bardhig ku sameeneyna i.a 1G to 6G isbuuci hal mowduuc ayan diirada saareyna i.a . waxan ugu tala galnay inay ka faideystaan ardayda baranaysa technology da , maqaaladan marka aan dhameeno waxaan u xijin doonna i.a. telecommunication iyo communication farqiga u dhaxeeya . Qeybta comment fikirkaga nagu reeb ......