Posts

Showing posts from September, 2025

Kamid noqo 10ka Ardey ugu horesa iska so dibaan galiysa Webkena ..

Waxaan kugu hamplyenyaa inaa kamid noqotay 10ka ardey ee janis ka u helay inay kamid noqdan kuwa free ga u helay barashada e commerce gaar ahaan Alibaba.  Halkan wa website ka saxda ah e sahal Academy waana kamid noqon kartaa adiguba inaa qeyb ka qadatid xirfadan dahabiga ah ee meel kasta kagu arkeen. Waxyabaha lagu baran doono course ka Alibaba.. 1. Barshada app ka oo dhamystran. 2. Fahamka guud ee suuqyada Calamka. 3. Sida laisaga fiiriyo tuugyada suuqa. 4. Maxaa lagaaga baahanyahay ka hor inta aadan baran Alibaab.  5. Sida loo bixiyo lacagta. 6. Intaas iyo kabadan nagu kalaya  +252770508333 WhatsApp only.....

SAHL TECH waa web lagu soo gudbiyo Arimaha Technology da sido kale waxaa lagu bartaa E-commerce .

sahaltech wuxuu si joogto ah usoo gudbin doona arimaha technology da , waxaan ka soo bilaabi donna i.a. 1G to 6G marxadaha ay soo mareen , sanadihii lasoo bilaabay . waxaan isla bar-bardhig ku sameeneyna i.a 1G to 6G isbuuci hal mowduuc ayan diirada saareyna i.a . waxan ugu tala galnay inay ka faideystaan ardayda baranaysa technology da , maqaaladan marka aan dhameeno waxaan u xijin doonna i.a. telecommunication iyo communication farqiga u dhaxeeya .                                                        Qeybta comment fikirkaga nagu reeb ......