SAHL TECH waa web lagu soo gudbiyo Arimaha Technology da sido kale waxaa lagu bartaa E-commerce .
sahaltech wuxuu si joogto ah usoo gudbin doona arimaha technology da , waxaan ka soo bilaabi donna i.a.
1G to 6G marxadaha ay soo mareen , sanadihii lasoo bilaabay .
waxaan isla bar-bardhig ku sameeneyna i.a 1G to 6G isbuuci hal mowduuc ayan diirada saareyna i.a .
waxan ugu tala galnay inay ka faideystaan ardayda baranaysa technology da , maqaaladan marka aan dhameeno waxaan u xijin doonna i.a.
telecommunication iyo communication farqiga u dhaxeeya .
Qeybta comment fikirkaga nagu reeb ......
Comments
Post a Comment