Kamid noqo 10ka Ardey ugu horesa iska so dibaan galiysa Webkena ..

Waxaan kugu hamplyenyaa inaa kamid noqotay 10ka ardey ee janis ka u helay inay kamid noqdan kuwa free ga u helay barashada e commerce gaar ahaan Alibaba. 

Halkan wa website ka saxda ah e sahal Academy waana kamid noqon kartaa adiguba inaa qeyb ka qadatid xirfadan dahabiga ah ee meel kasta kagu arkeen.

Waxyabaha lagu baran doono course ka Alibaba..

1. Barshada app ka oo dhamystran.
2. Fahamka guud ee suuqyada Calamka.
3. Sida laisaga fiiriyo tuugyada suuqa.
4. Maxaa lagaaga baahanyahay ka hor inta aadan baran Alibaab. 
5. Sida loo bixiyo lacagta.
6. Intaas iyo kabadan nagu kalaya 


+252770508333 WhatsApp only.....

Comments

Popular posts from this blog

SAHL TECH waa web lagu soo gudbiyo Arimaha Technology da sido kale waxaa lagu bartaa E-commerce .